Wednesday, November 22nd, 2017

AKHRISO: Itoobiya Oo Dabin Cusub usoo Dhigtay Dowladda Farmaajo iyo Sababta…

Published on April 29, 2017 by   ·   No Comments

Dowladda Itoobiya ayaa markaan waxay dabin aad iyo aad u halis ah usoo dhigtay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo kadib markiiuu sare u kacay khilaafkii kala dhaxeeyay madaxweynaha.

Xog hoose oo aynu helnay waxay sheegeysaa in Itoobiya ay heshiis hoose lasoo gashay madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas si uu tashwiish ugu furo dowladda Farmaaajo.

Sidoo kale Itoobiya ayaa heshiis la galaysa maamullada Jubbaland iyo K/galbeed, kuwaasi oo la doonayo in lagu burburiyo dowladda Farmaajo, walow Jubbaland ay arrintaasi diidday.

Itoobiya waxaa ka go’an in meesha ay ka saarto dowladda Farmaajo, iyadoo weysay danihii looga fulin jiray dalka, waxaana sidoo kale ay dooneysaa in markaan ay lasoo baxdo weji ka duwan midkii hore.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

ishahiiraan11@gmail.com

Categories